|  |
|
Koox ah Taageerayaasha Mayalka Adag ee xisbiga UDUB oo Ku Biiray KULMIYE
|
|
LONDON, 01 June 2009 (Somaliland Today)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maalintii Isniinta ku qaabilay xarunta Selby Centre ee waqooyiga London koox ah taageerayaasha mayalka adag ee is-beddel doonka ah ee xisbiga UDUB ee ku nool carrigan Ingiriiska oo ku soo biiray xisbiga KULMIYE.
BubbleShare: Share photos - Easy Photo Sharing
|
Posted by admin on Wednesday, July 01 @ 17:21:42 EDT (10 reads)
(Read More... | 7697 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Guddoomiye Axmed Siilaany Oo Ka Qayb Galay Shir Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Soo Abaabuleen
|
|

London, 01 June 2009 (Somaliland Today)- Shir ballaadhan oo ay soo abaabuleen garabka haweenka ee KULMIYE ayaa lagu qabtay degmada Harrow ee galbeedka magalada London halkaas oo ay ka soo qayb galeen dad tiro badan oo ka kala yimi degmooyinka London iyo gobolada carriga Ingiriiska.
|
Posted by admin on Monday, June 01 @ 15:10:10 EDT (167 reads)
(Read More... | 6258 bytes more | Score: 0)
|
|
|
OGEYSIIS, OGEYSIIS, OGEYSIIS
|
|

|
Posted by admin on Tuesday, May 19 @ 18:52:28 EDT (64 reads)
(Read More... | Score: 0)
|
|
|
Rayale Rejects To sign Tripartite Agreement To End Political Crisis
|
|

Hargeysa, 13 May 2009 (Somaliland Today)- The controversial president of Somaliland, Dahir Rayale Kahin, rejected to sign tripartite agreement hammered out by the Political Conflict Mediation Committee, in a move likely to scupper hopes of ending a drawn-out political crisis.
|
Posted by admin on Wednesday, May 13 @ 05:48:54 EDT (128 reads)
(Read More... | 3009 bytes more | Score: 4.66)
|
|
|
Dullinimo Dugsi Ma Leedahay?
|
|
Bishii March ee sannadkan markii uu Daahir Riyaale booqashada ku yimi Carriga Ingiriiska waxa rugtii uu degganaa u gabaaragurdaynayey habeen iyo maalinba askhaas iyo kooxo kala anwaac ah oo mid weliba dan gaar ah meel ku soo guntaday. Nimankaas badankoodu oo mid weliba suudh isku soo taagay waxay inta badan ku susumayeen rugta Riyaale deganaa goor fiid ah iyagoo weliba qaarkood muraayado madow iyo koofiyado kala kaan ah isku qarinaya si aan loo aqoonsan ama loogu sawiran meesha. Nimankaasi waa niman Ingiriiska ku nool oo haddii aanu camal hayn ay dawladda ingiriisku biiliso, haddii kalena ay yihiin niman lafahooda u xoogsada. Dhammaantood waxay ka sinaayeen inay Daahir is-hoos dhigaan oo weydiistaan inuu u fuliyo dano gaar ah oo lagaba yaabo inayba xaq u leeyihiin muwaadin ahaan. Qaar kalena waxay ku qadhaabanayeen magac beeshooda iyagoo war bixin qarsoodi ah ka siinaya Riyaale wasiir ama masuul ka soo jeeda beeshooda si isaga loogu beddelo ama mid uu wato.
|
Posted by admin on Friday, May 08 @ 06:29:56 EDT (95 reads)
(Read More... | 7316 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Dastuurka Iyo Shuruucda Waddanka u Taalla In Dhexdhexaadin iyo Ladqabo Laga Galo Qaran Ma Lagu Noqon Karaa?
|
|

Waxa beryahanba dood aad u kululi ka taagnayd dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xisbiga talada waddanka haya ee UDUB iyo xisbiyada mucaaradka ah. Xisbiga UDUB wuxuu u badheedhay oo uu caado ka dhigtay inuu ku tunto sharciga waddanka u yaalla iyo dastuurka, mucaaradkuna waxay u muuqata inay iyaguna immika diyaar u yihiin inay dastuurka la jebiyaan UDUB haddii Daahir Riyaale doorashada qabanayo oo ballankiisa fulinayo. Illaa immikase ma muuqato sida uu Daahir Riyaale u fulinayo ballan qaadkiisa haddii uu xataa aqbalo qodobada guddiga dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed soo saareen. Horena umuu fulin ballan u qaaday, immikana sabab uu u fuliyaa ma jirto isagoo dadweynuhu ku gadoodaan mooyaane.
|
Posted by admin on Tuesday, May 05 @ 15:51:18 EDT (1225 reads)
(Read More... | 14057 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Guddiga Dhexdhexaadinta Khilaafka Siyaasadeed Oo Soo Saartay Go’aamadii Kama Dambeysta Ahaa
|
|
Hargeysa, 25 April 2009 (Somaliland Today)- Guddigii dhexdhexaadinaysay khilaafka siyaasadeed ee dhexmaray xisbul-xaakimka iyo xisbiyada mucaaradka ah ayaa waxay maanta soo saareen warqad ay u ku soo koobeen go’aamadii khilaafka siyaasadeed ee dalka ka aloosnaa taasoo ay u kala direen Daahir Riyaale Kaahin, Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo Fasyal Cali Waraabe. Warqadda oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Somaliland Today waxay u qornayd sidatan:
|
Posted by admin on Wednesday, April 29 @ 17:33:31 EDT (104 reads)
(Read More... | 4140 bytes more | Score: 0)
|
|
|
HABEEN HABEENADA KA DUWAN
|
|

“Wixii la qoraa
Quruumo hadhee
Muxuu hadal qiimo leeyahay” – Cabdi Sinimoo.
Habeenkii Jimcaha ee bishu ahayd 18 April 2009, dadka Soomaliyeed ee deggan Abu Dhabi waxay la kulmeen habeen habeenada ka duwan. Sida aalaaba dhacda marka xaflad la isugu yeedho dadku waxay fishaan dhawr wax: xaflad siyaasadeed oo hadalo dhaadheer oo lagu luloodo laga jeediyo, heeso macno beelay oo sidii loo dhalan rogayey ee codkii iyo muusigii ay lahaayeen loo bililiqaysanayey qofkii yaqaanay uu xusuus haydh-haydha uun ku garto iyo aroosyo muunad ay yihiinba aan la aqoonin oo aan dhaqan Somaaliyeed iyo mid ajnabi midna ka muuqan.
|
Posted by admin on Tuesday, April 28 @ 17:02:47 EDT (148 reads)
(Read More... | 9819 bytes more | Score: 4)
|
|
|
Ciidamada Badda Ee Marakaynka Oo Sheegay In Marka Xamuulka Qaada Oo Jarmalku Leeyahay La Qafaashay
|
|

Nairobi, 26 April 2009 (Somaliland Today)- Afhayeen u hadlaya Ciidamadda Badda ee Maraykanka ayaa sheegay in markab jarmalku leeyahay oo xamuulka qaada laga qafaashay biyayowga budhcad-badeedu ka buuxdo ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen.
|
Posted by admin on Sunday, April 26 @ 07:59:25 EDT (122 reads)
(Read More... | 1212 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Wada Hadalba Haadkaasaa Ka Hadhay
|
|
Waxa wararku inagu soo gaadhayaan illaa immika in wada hadalo saddex-geesood ah ay Daahir Riyaale Kaahin, Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe ay si fool-ka-fool ah isugu soo hor fadhiisan doonaan maalinta Sabtida iyagoo ka wada hadli doona jawiga siyaasadeed ee cakiran ee haatan waddanku ku sugan yahay.
|
Posted by admin on Friday, April 24 @ 05:22:33 EDT (125 reads)
(Read More... | 4616 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Official: Britain Furious Over Election Delay in Somaliland
|
|

London, 16 April 2009 (Somaliland Today)- The British government has expressed strong disappointment over delay of presidential elections in Somaliland following the approval by the House of Elders for a further six-month extension to Rayale’s term of office.
|
Posted by admin on Thursday, April 16 @ 17:13:51 EDT (974 reads)
(Read More... | 4103 bytes more | Score: 4.35)
|
|
|
Dawladda Ingiriiska Oo Cadho Ka Muujisay Dib u Dhaca Doorashooyinka Somaliland
|
|

London, 16 April 2009 (Somaliland Today)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa cabasho aan qarsoodi lahayn ka muujisay dib u dhaca ku yimi qabashada doorashada madaxweynanimada ee Somaliland ka dib markii Golaha Guurtidu muddo kordhin lix-bilood ah u sameeyey Daahir Riyaale Kaahin.
|
Posted by admin on Thursday, April 16 @ 17:11:11 EDT (154 reads)
(Read More... | 5095 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Rayale Orders Shoot-to-kill As Opposition Mounts Peaceful Protests
|
|

Police in Somaliland have fired live bullets in clashes with opposition party supporters who were protesting against recent resolution passed by the Upper House of Parliament.
London, 06 April 2009 (Somaliland Today)- Somaliland police opened fire today as hundreds of activists belonging to main opposition party, KULMIYE, marched towards the presidential palace in Hargeisa, leading to the injury of several people including women and children.
|
Posted by admin on Monday, April 06 @ 17:31:34 EDT (231 reads)
(Read More... | 2300 bytes more | Score: 0)
|
|
|
KULMIYE KEEPS THE GOVERNMENT GUESSING
|
|
London, 05 April 2009 (Somaliland Today)- Somaliland’s leading opposition party, KULMIYE, kept the government guessing about plans to stage nationwide mass protests against the resolution passed by the House of Elders a week ago Saturday in which president Rayale’s term of office was extended from 6 April to 29 December 2009.
|
Posted by admin on Sunday, April 05 @ 18:49:51 EDT (179 reads)
(Read More... | 1569 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Fear and Intimidation Tactics Marred Somaliland’s Upper House of Parliament
|
|
London, 03 April 2009 (Somaliland Today)- The upper house of Somaliland’s parliament, which is commonly referred to as Guurti, had passed a highly controversial resolution on Saturday in which it extended president Rayale’s term of office for six months effective from 6 April to 29 October 2009. No valid constitutional basis was cited for the decision. Even worse, the Guurti brushed aside the official date set by the National Electoral Commission (NEC) for the presidential election, which was adjourned from 31st May to 29 September 2009. Again, no explanation was offered as to why the Guurti superseded the date set by the NEC for presidential election.
|
Posted by admin on Friday, April 03 @ 12:26:54 EDT (201 reads)
(Read More... | 4858 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Xukunkii Cumar Bin Al-Khattaab iyo Ka Madaxda Soomaalilaand
|
|
Hordhac
Waxaan maqaaladdan kaga warramidoona xukunkii caadilnimadu ku dheehnayd ee khaliifadii labaad ee islaamka (ilaahay ha ka raalli noqdee), Cumar bin Al-Khattaab, oo aan ka soo qaadandoono sheekooyin la yaab leh ee taariikhdiisa ka mid ahaa anigoo u qiyaasidoona sida madaxda Soomaalilaand u dhaqanto. Tariikhdaas la yaabka leh ee Cumar wax laga yaabaa inaynnu ka baranno sida laga rabo in madaxada ummadaha muslimka ahi u dhaqmaan. Sheekooyinkan waxaan ka soo qaadtay diiwaankii Xaafith Ibrahim Beeh (Gabayaagii Niilka).
|
Posted by admin on Sunday, March 01 @ 10:14:51 EST (399 reads)
(Read More... | 6741 bytes more | Score: 0)
|
|
|
MAANTUU DAAHIR RIYAALE QABASHO LEEYAHAY
|
|

Somaliland waxay maanta ku sugan tahay xaalad aad u halis; waxaanaynu qarku u saaranahay burbur iyo khilaaf ba’an oo inugu yimaada iyadoo nidaamkii dimuqraadiga ahaa ee aynu qaadanay si cad uu ugu tumanayo Daahir Riyaale Kaahin.
|
Posted by admin on Tuesday, February 03 @ 17:44:30 EST (613 reads)
(Read More... | 2407 bytes more | Score: 5)
|
|
|
JAWAAB CELIN KU SAABSAN WARSAXAAFADEED UU SOO SAARAY GUDDOOMIYAHA XISBIGA UDUB-UK
|
|

Guddoomiyaha xisbiga UDUB-UK, Axmed Naasir Xirsi Maxamed ayaa soo saaray war saxaafadeed uu isku dayayo inuu beeniyo maqaal ku soo baxay shabakaddan Somaliland Today maalintii Jimcihii, 30ka January 2009 oo ku saabsan sida foolxumada iyo musmaasuqo ku jiro ee la maamulay xulidd ergada xisbiga UDUB-UK uga qayb galaya shirweynaha xisbiga ee lagu talo jiro in la qabto 3da February 2009.
|
Posted by admin on Sunday, February 01 @ 17:16:31 EST (985 reads)
(Read More... | 4975 bytes more | Score: 3)
|
|
|
FOOLXUMO IYO MUSMAASUQ HADHEEYEY SIFAHA XULASHADA ERGADA XISBIGA UDUB EE UK
|
|
London, 30 January 2009 (Somaliland Today)- Shabakadda wararka ee Somaliland today ayaa heshay xog ku saabsan sidii loo soo xulay ergooyinka xisbiga UDUB ee UK uga qayb galaya shirweynaha labaad ee xisbiga UDUB oo hadda hawshiisii laga bilaabay dalka iyo debeddaba. Warbixintii oo faahfaahsanina waa sidan.
|
Posted by admin on Friday, January 30 @ 12:11:53 EST (3387 reads)
(Read More... | 4891 bytes more | Score: 2.5)
|
|
|
Wariye Liibaan Maaweel Shire Oo 12-Saacadood Ku Xidhnaa CID-da
|
|

Hargeysa, 31 December 2008 (Somaliland Today)- Ciidanka Ilaalada xarunta Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa shalay xabsiga u taxaabay Wariye Liibaan Maaweel Shire.
|
Posted by admin on Wednesday, December 31 @ 17:58:41 EST (653 reads)
(Read More... | 3511 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Waraysi Xiisa Badan oo Aannu La Yeelanay Xildhibaan Dr. Axmad Maxamed Diiriye (Nac Nac)
|
|

Waraysi Xiisa Badan oo Aannu La Yeelanay Xildhibaan Dr. Axmad Maxamed Diiriye (Nac Nac). Waraysigan oo ka dhacay guriga xildhibaanka oo ku yaalla galbeedka London wuxuu u dhacay sidan:
S. Marka ugu horreysa, adigu waad xanuunsatay intii aad socdaalka ku joogtay waddankan ingiriiska, markaa immika xaaladaada caafimaad siday tahay?
J. Xaaladayda caafimaad aad iyo aad bay u wanaagsantahy waana Ilaahay mahaddii oo nin iga nasiib badani maba jiro ayaan u malaynayaa waayo waxa la igu daweeyey qaybta wadno xanuunka soo boodada ah (Heart Attacks Unit) ee Hammersmith Hospital. Halkii Ra’iisal Wasaarihii hore ee Ingiriiska Tony Blair lagu daweeyey ayaa anna la i dhigay markaa ma nin iga nasiib badan ayaa jira. Waa Ilaahay mahaddii, waanaan caafimaad qabaa.
|
Posted by admin on Tuesday, December 30 @ 18:49:48 EST (1910 reads)
(Read More... | 10275 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Maldal Kulmisay Siyaasiyiin Miisaan Culus Oo Ka Kala Socda Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland
|
|

London, 25 December 2008 (Somaliland Today)- Sabtidii, 20dii December , waxa galbeedka magaalda London ka dhacay Shirweyne ay ka soo qayb galeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan UK , shirkan oo ay ka soo qayb galeen Madax tiro badan oo hadda ku sugan Magaalada London oo ahaa mid aad loo soo agaasimay wuxuu u dhacay sidan:-
|
Posted by admin on Thursday, December 25 @ 17:53:05 EST (868 reads)
(Read More... | 4169 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Hargeisa 29/10 Suicide Bombings: Explanations?
|
|

On 29/10 a deplorable act of inhumane atrocity was committed against the peace loving nation of Somaliland. It has been the first time in the history of the country such unprecedented suicide bombers struck in the country’s soil. The attack was not merely a symbolic act on randomly selected places. It was meant to inflict maximum damage to innocent civilians. Twenty-two people were killed and over thirty others injured when three coordinated suicide bombers hit three symbolic sites, the Presidential Palace, Ethiopian Embassy and the UNDP headquarters. As the debris flew in every direction in the aftermath of the powerful and horrific explosions, so now do speculations and explanations of the possible motives of the perpetrators fly around. Many see the bombings as a grim reminder of the common threat Somalilanders face. Some even went further to suggest that suicide bombers visited the city as if the aerial bombings and indiscriminate shelling we witnessed in the late eighties by the then military regime of Siad Barre was not enough. Surely it has come at a time when voter registration and identification was in full swing.
|
Posted by admin on Sunday, November 02 @ 16:15:45 EST (987 reads)
(Read More... | 9102 bytes more | Score: 0)
|
|
|
SOMALILAND POLICE ARREST SEVERAL PEOPLE SUSPECTED OF HARBOURING HARGEISA BOMBERS
|
|

Hargeisa, 30 October 2008 (Somaliland Today)- Somaliland police are hot on the heels of the suspected accomplices of the suicide bombers who carried out three simultaneous massive explosions that shook the Somaliland capital of Hargeisa yesterday, killing over 20 innocent people and wounding 29 others.
|
Posted by admin on Thursday, October 30 @ 20:25:43 EDT (1532 reads)
(Read More... | 4410 bytes more | Score: 5)
|
|
|
Komishanka Qaranka Iyo Axsaabka Oo SHeegay In La Soo Af-jaray Khilaafkii Guddiga Doorashooyinka
|
|

Hargeysa, 06 October 2008 (Somalilandtoday)– Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Axsaabta Qaran ayaa si wada jira maanta u sheegay inay soo af-jareen khilaafkii mudooyinkaba u dhexeeyey xubnaha guddiga doorashooyinka,
|
Posted by admin on Monday, October 06 @ 15:12:44 EDT (855 reads)
(Read More... | 4900 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedaymo uu u Jeediyay Wasiirka Ciyaaraha
|
|

Hargeysa, 06 October 2008 (Somalilandtoday)– Labada Xisbi Mucaarad ee Kulmiye iyo Ucid ayaa si kala gooni gooni ah jawaabo uga kala bixiyay, isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay eedayn uu dhawaan u jeediyay Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland Maxamuud Siciid Muxumed, taas oo uu ku sheegay in Xisbiyada mucaaridku ay u gudbiyeen Guddida doorashooyinka qaranka waraaqo ay ku dalbayaan in aan diiwaan-gelintu ka dhicin gobolada Sool iyo barriga Sanaag.
|
Posted by admin on Monday, October 06 @ 14:56:21 EDT (1147 reads)
(Read More... | 3610 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Wasiirka Ciyaaraha
|
|
Hargeysa, 06 October, (Somaliland Today)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga jawaabay eedaymo uu dhawaan u jeediyay Wasiirka Dhalinyada iyo Ciyaaraha Maxamuud Siciid Muxumed, taasoo ku sheegay in Komishanka Somaliland la mid yahay Guddigii doorashooyinka Kenya ee ay rabshadaha ba’ani ka dhasheen natiijadii ay ku dhawaaqeen. “Rag baa yidhi in Komishanku sidii Komishankii Kiiniya noqdo ayaanu ka baqaynaa. Ma dhacayso taasi, Kiiniya dadkeedii ayaa joogay, tana dadkeedii ayaa jooga.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Maxamed Ismaaciil (Kabo-weyne) oo shalay ka hadlayay shir-jaraa’id oo ay isaga iyo Ku-xigeenkiisu ku qabteen xarunta Komishanka doorashooyinka ee Hargeysa. Waxaanu ku doodday inay dalka dhibaato ku keeni doonin wax dhinacooda ka yimi. “Waxaananu balanqaadaynaa in aanay bulshada Somaliand ee na sugaysaa wax anaga naga yimi ku waayin himiladeeda, dhibaatana dalka ka dhicin,” ayuu yidhi Kaboweyne.
|
Posted by admin on Monday, October 06 @ 14:48:51 EDT (1110 reads)
(Read More... | 2069 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Opinion: Ganacsiga Dubai iyo Geeska Afrika
|
|
Dubai oo ku taal meel istiraatiijiyad ayaa waxa ay tahay halka laga sii dhoofiyo alaabta u socota Africa, Bariga dhexe iyo caalamka intiisa kale.
|
|
Axsaabta Qaranka Oo Horjoogsaday Iskuday Lagu Doonayay In Xilka Lagaga Qaado Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka
|
|
Hargeysa, 5 September 2008, (Somaliland Today)– Saddexda xisbi qaran iyo odayaal kale oo ka socda guddida Kormeerka iyo Anshaxa Doorashooyinka ayaa baajiyey iskuday xubno ka mid ah Komishanka Doorashooyinku ay doonayeen inay xilka ka xayuubiyaan Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka, Maxamed Ismaaciil Maxamed “Kabaweyne.”
|
Posted by admin on Sunday, October 05 @ 14:32:34 EDT (1142 reads)
(Read More... | 3319 bytes more | Score: 0)
|
|
|
Tacsi uu Dirayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
|
|
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, ka hoggaanka xisbiga, Golaha Dhexe, Guddida Fulinta, Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Sulub Jaamac Cismaan, oo ka tirsanaa Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaalin weynna ka soo qaatay halgankii xorraynta dalka ee SNM oo maanta 02.10.2008 ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa.
|
Posted by admin on Friday, October 03 @ 14:30:15 EDT (879 reads)
(Read More... | 766 bytes more | Score: 0)
|
|
|  |
|
Don't have an account yet? You can create one. As a registered user you have some advantages like theme manager, comments configuration and post comments with your name.
|
|